Akhriso Magacyada,Qabiilada iyo xubnaha lagu bedelay Musharaxiinta Aqalka Sare ee Puntland

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray liiska musharaxiinta u tartameysa kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka ku matalaya maamulka Puntland.   Xubnahan uu soo xulay Madaxweynaha Puntland ayaa ah kuwa aad ugu dhaw , waxaana musharaxiintan kaliya ku jira labo Senator oo horey uga tirsanaa Senataradii waqtigooda dhamaaday halka inta kale … Continue reading Akhriso Magacyada,Qabiilada iyo xubnaha lagu bedelay Musharaxiinta Aqalka Sare ee Puntland